Yaa Lahaa dareeskii ay wateen ragii weeraray Hotelka Cas Caseey ee Kismaayo ?

Dagaalyahano hubeesan oo katirsanaa Al Shabaab ayaa weerar isugu jiray ismiidaamin iyo mid toos ah ku qaaday gabal dhicii jimcaha Hotelka Cas Caseey ee kuyaala magaalada Kismaayo . Dableyda hubeesan ee qaraxa kadib gudaha u galay dhismaha Hotelka Cas Caseey ayaa la sheegay in ay xirnaayeen dareeska ciidanka dowlada gaar ahaan kuwa ay qaataan ciidanka … Continue reading Yaa Lahaa dareeskii ay wateen ragii weeraray Hotelka Cas Caseey ee Kismaayo ?